berberatoday.com
Shirkada Somcable Oo Abaal Marin Iyo Shaqaalaysiin Iskugu Dartay Ciyaaryahankii Ugu Wanaagsanaa Tartankii Koobka Gobolada Somaliland
November 22, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta shirkada somcable so,gasho ayaa shaaciyay in ay abaal marin iyo shaqaalaysiin iskugu darayaan ciyaartoygii ugu wanaagsanaa tartankii koobka gobolada Somaliland cabdikariim Guji oo ahaa kabta xulka gobolka maroodi jeex ee lagaga guulaystay koobkii gobolada.

Sidoo kale tababaraha xulka gobola maroodi jeex ayaa shirkada somcable uga mahad celiyay sida ay umaamuustay kabanka xulka maroodi jeex Cabdikariim Guji oo isagu ahaa laacibnii ka dhex muuqday ciyaaraha gobolada Somaliland.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews