berberatoday.com
NIMAAN-XAAJO-OGAYNI-INDHUHUU-KARIDAA Wax Ka Ogow Qaabka Uu Yahay Ama Loo Qaybsho Kabka D/hoose Ee 12.5% Ka Ah
December 21, 2020 - Written by admin
NIMAAN-XAAJO-OGAYNI-INDHUHUU-KARIDAA
Wax Ka Ogow Qaabka Uu Yahay Ama Loo Qaybsho Kabka D/hoose Ee 12.5% Ka Ah
Beryahan Qalinka Umaan Qaadin Qoraal Kadib Markii Aan Arkay In Dadkii Kudhex Dawakheen SocialMedia-yaha Isla Markaana Qof Kastaa Iska Dhigay Wuxuu Doono Balse Maanta Waxaan Uholaday Inaan Kahadlo Arin Ay Kahadleen Niman Aan Waxba Kala Socon Institution-ka Dalka Balse Uu Hayo Xanuun Ah Nacayb Cid Gaara & Deegaano Gaara Target-na Kadhigtay Magaalo Ama Qabiilo Gaara
Sida Aad Lasocoteen Intiina Kuxidhan SocialMedia-yaha & Warbaahinta Kaleba Waxaa Maalmahan Rag Kahadlayeen NIDAAMKA LOO QAYBIYO AMA LOO QOODEEYO DAKHLIGA D/DHEXE UQABATO (D/hoose) EE KABKA AH AHNA 12.5% Iyagoo Kudoodaaya Degmooyinka Sisiman Looguma Qaybiyo Degmooyinka Dakhligaas Iyagoo Fartana Kufiiqaya Degmooyinka Qaar Sida Berbera & Gebilay
Hadaba Sida Uudhigaayo Sharciga Midaynta Cashuuraha Ee X/Lr 12 & Sidoo Kale Xeer Lr 23/2000-2019 Oo Ah Xeerka Gobolada & Degmooyinka Waxay Si Cad Uqeexayaan Criteria-yada Iyo Formula-da Loo Raacay Ama Loogu Qaybiyay Waxaana Kamida Criteria-yada Loo Maray Qodobadan Hoos Kuqoran Tusaaale Ahaan
1. Tirada Dadwaynaha Degmada
2. Baaxada Ay Kufadhido Degmadu
3. Dakhliga Kasoo Baxa Degmada
4. Bogcada Ay Kutaalo Degmadu
Kabka (D/hoose) Laga Siiyo Miisaanaya Qaranka Oo Ah 12.5% Waxaa Loo Raacaa Jaantuskan Hoos Ku Cad Waxaana Lagu Saleeyahay Darajooyinka Ay Kala Leeyihiin & Percentage-ka Uu Helayo Sida Uu Dhigayo Xeer Lr-23 Qodobkiisa 89aad Farqada 1aad & 2aad Waxaana Degmooyinku Ay Ukala Baxaan Darajooyinka A,B,C,D Sidoo Kale Degmo Kasta Oo (A) Ah Waxaa Hoos Yimaada Degmoyin B,C,D Ah Degmo Kasta Oo (B) Ahna Waxaa Hoos Yimaada Degmooyin C,D Ah
Sidaas Marka Ay Tahay Waxaa Loo Qaybiyay Kabka (D/hoose) Ee 12.5% Ah Sidan Hoos Ku Cad
1. Degmooyinka (A)-Da Waa 6%
2. Degmooyinka (B)-Da Waa 2%
3. Degmooyinka (C)-Da Waa 3%
4. Degmooyinka (D)-Da Waa 1.5%
Totalka Guud Ee Kabka 12.5%
Hadaba Waxaa Mihiim Ah Inaad Fahanto In Dakhligu Ukala Badanyahay Sida Degmooyinku Ukala Dakhli Badanyihiin (District Resources) Balse Maaha In Degmooyinka Loo Kala Eexday Degmo Kasta Waa Nasiibkeeda Wixii Kastamkeedu Cashuuro Waxaana Degmo Kastaa Uleedahay Xaq Wixii Kastamkeedu Cashuuray Inay Kahesho 10% Oo Dakhliga Ay Qabatay Ah
Waxaan Doonayaa Inaan Tusaale Fudud Soo Qaato Isla Markaana Aan 2-Su,aalood Idin Waydiiyo (?)
Su,aasha 1aad Waxaad Kasoo Qaadaa Iyadoo Aanay Shaqaynayn Dekeda & Kastamka Berbera Oo Wixii Badeecad Ahi Ka Imanayaan Xaga Xamar & Boosaaso Degmadeebaa Ugu Dakhli Badnaan Lahaa? Jawaabta Idinka Ayaan Idiin Daayay
Su,aasha 2aad Hadii Qaadka Soo Mara Wajaale & Abaarso Uu Kasoo Gelaayo Dalka Baligubadle Degmadee Heli Lahayd Dakhliga Ay Gebiley Hesho? Jawaabta Idinka Ayaan Idiin Daayay
Guntii & Gunaanadka Qoraalkaygan Waxaan Kusoo Afmeerayaa Waxaan Talo Ugu Soo Jeedinayaa Raga Caadaystay Dhaliilaha Riqiiska Ah Waar Maskax Fayow Isticmaala Oo Kawaantooba Naxliga Iyo Nacaybka Gaarka Ah Siyaasadna Maaha Inaad Iska Indho Tirto Xaqiiqda Mana Aha Inaad Kaleexato Sharciga Dalka Oo Idinka Oo Is Leh Wax Mucaarad Haka Hor Iman Shuruucda Hadii Kale Waxaad Ogaataan Inaydaan Guul Gaadhayn Dadkiina Maanta Ilbaxyoo Maaha Wax Been Lagu Wadi Karo
(Berberaad Necebtoo Naxlaa Kuhayee
Naafiyo Nabaraa Naftaada Wadee
Nuglaanshuhu Yuu Ku Naafaynine
Naruurada Maad Usoo Noqonoo
Nabad Iyo Samo Maad Ku Naaloon
Hadii Kale Aad Ku Naanaabtide
Halkaa Ku Nabnow Adoo Nacas Ah)
Note
Kuwa Aan Lahadlayaa Waa Inamada Isu Haysta Aqoonyahanka Balse Ka Qaawan Aqoonta Ee Xumaanta Iyo Naxligu Biyo-dhigay Waxaan Usheegayaa Berbera Ilaahay Ayaa Bogcadan Dhigay Ilaahay Ayaana Umad Ku Beeray Ee Waxba Haku Soo Gabanina Waxaan Dhaliil Ahayne Cadaysta Xumaanta Aad Qabtaan Iyo Cida Aad Uqabtaan Waana Laydin Ogyahay Halka Idinka Xanuunaysa Balse Anagaa
Jamhuuriyada Somaliland
Degmada berbera Hada Jooga
Xigasho

Abdikalik Abdilahi Awal Bari
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews