berberatoday.com
Musharaxiinta Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Gobolka Saaxil Maxamud Maxamed Jaamac(Dhego)Iyo Eng. Axmed Cali Nuur Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Iyo Haldoorka Beesha Ay Usharaxan Yihiin Oo Ka Qeyb Galay+Daawo Sawirada
January 2, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Murashaxiinta Golaha wakiilada iyo Deegaanka Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera Eng Axmed Cali Nuur iyo Maxamuud Maxamed Jaamac, ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeyay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo qaar kamid ah hogaanka iyo xoghayayaasha Xisbiga Ucid Hadhimo Sharafeedan ayaa ka qabsoontay Hutelka Ambasador ee Hargeysa.
Waxaana kasoo qeyb-galay, Xildhibaano, Madaxdhaqameed, Ganacsato iyo dhallinyaro.
Ujeeddada Casuumaddan ayaa ahayd mid ay odayaasha iyo madaxda Dhaqanka ee Deegaanka ay kasoo jeedaan labadan Murashax ay ugu mahad-naqayeen Guddoomiye Faysal, Maadaama uu aqbalay Murashaxnimada labadan Murashax.
Waxaana Murashaxiintan wehelinayay Odayaasha Iyo Madax-dhaqameedka Deegaanka ay kasoo jeedaan,
Waxaa halkaas ka hadlay xubno isugu jiray Madax-dhaqameed Iyo Odayaal, waxanaay sheegeen in labadan Murashax ay yihiin labadii Murashax ee Deegaanku soo xulay iskuna Raacay.
Guddoomiye Faysal Oo gabo-gabadii halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in ay aqbaleen labadan Murashax, isla markaana ay kamid noqon-doonaan Murashaxiinta Xisbiga Ka sharraxan Gobolka Saaxil Iyo Degmada Berbera.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews