berberatoday.com
Mujaahid Cabdi Ismaaciil Oo Eedo Isbarkan Ujeediyay Madaxwayne Biixi Iyo Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar.
January 7, 2021 - Written by admin

“Mujaahid Cabdi Ismaaciil Oo Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar Ugu Baaqay In Uu Faraha kala baxo Shaqada Xoogsatada wajaale Xusuusiyayna Halkii Uu Ku Danbeeyay Ganacsade Ina xoosh oo ay Siyaad Bare Ilama Adeer Ahaayeen,

London(Berberatoday.com)-Muj Cabdi Ismaaciil Aw Maxamuud oo kamid ahaa dhalinyaradii ardayda ahaa ee bilowday kacdoonadii lagaga soo horjeeday taliskii Maxamed Siyaad Bare Amaba foolaadkii Snm wakhti xaadirkan degan dalka Ingiriiska ayaa siqotodheer uga falceliyay hadalkii xanafka lahaa ee madaxwayne biixi ka jeediyay degmada agabar ee gobolka gabiley kaasi oo shacabka ku abuuray kala qaybsanaan.

 

Sidoo kale Muj cabdi ismaaciil ayaa farta ku fiiqay ujeedada madaxwayne biixi weerarka beelaha kale ee Somaliland ula yimid deegaanka gobola gabiley oo uu sheegay in uu reer gabiley  u abuurayo nacayb ay bulshada kale ee reer Somaliland uqaado.

Dhanka kale Muj cabdi ismaaciil ayaa luuqad adag kula hadlay Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar oo doonaya in kooto loogu xidho shaqadii ay hayeen muruq maalka wajaale iyo gaadiidlaysa isagoo isbarbar dhigay Ganacsade Cabdi Yuusuf iyo  ina xoosh oo uu xasuusiyay halkii uu ku anbeeyay Ina xoosh oo kamid ahaa qoyskii siyaad bare ee awooda dawlada ku shaqaysan jiray,

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews