Xukuumada Somaliland Oo Xayiraadii Ka Qaaday Universal Tv
January 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa xayiraadii ka qaaday televisionka Universal oo ay hore uxayirtay dul dhigtay ganaax lacageed oo dhan 15000$ ah