berberatoday.com
7 Ruux Oo Ku Dhimatay Dagaal Dhexmaray Soomaalida Iyo Booranta Ku Dhaqan Wajeer
January 11, 2021 - Written by admin

Wajeer(Berberatoday.com)-Dagaal hor leh oo dhexmarey Soomaalida iyo Booranta ku dhaqan xuduudda gobollada Wajeer iyo Gaarisa ee dalka Kenya ayaa la sheegay inay ku dhinteen toddoba qof.

Sida ay xaqiijiyeen laamaha Amniga Kenya ilaa 7 ruux ayaa ku dhintay dagaalkan oo ka dhacay inta u dhaxeysa deegaannada Gaarisa iyo Wajeer.

dagaal dhaxmaray Soomaalida iyo Booranta ku dhaqan Wajeer

dagaal dhaxmaray Soomaalida iyo Booranta ku dhaqan Wajeer

Maamulka gobolka ayaa sheegay in ay siweyn isugu howlanayaan daminta colaadan oo muddo dheerba soo jiimateysay, hasse ahaateen marnaba aan laga maarmin in dowladdu arintan soo faragaliso.

Mas’uuliyiinta gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in ay xaaladda ka xun tahay sida loo malaynayo, sidaa daraadeed waxaa ay ugu baaqeen dowladda in sida ugu dhakhsiyaha badan xaalada u soo faragaliso.

Labadan Qowmiyadood ayaa dhowr jeer oo hore ku dagaalamay goboolka iyaga oo iska dilay tiro dad rayid ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews