berberatoday.com
Wararkii Ugu Dambeeyey Diyaaraddii La Waayey Ee Indonesia
January 11, 2021 - Written by admin

Dowladda Indonesia ayaa sheegtay in Axadda maanta ah la helay burburka qeybo ka mid ah diyaarad shalay la waayay waxyar kaddib marki ay ka duushay magaalada caasimadda ah ee Jakarta.

Madaxa Waaxda Badbaadada ee Wasaaradda Gaadiidka Indonesia ayaa sheegay in la aqoonsaday halka uu yaallo sanduuqa madoow ee diyaaraddani oo nambarka duullimaadkeedu ahaa SJ 182.

Wuxuu kaloo sheegay in lasoo helay qeybo ka mid ah meydadka dadki la socday diyaaradda.

Diyaaraddii la waayey ee Indonesia

Diyaaraddii la waayey ee Indonesia

Booliska ayaa weydiistay ehellada meydadka la hayo in laga qaado tijaabada aqoonsiga hidda-sidayaasha si loo aqoonsado heybta dadka dhintay oo hadda laga hayo qeybo ka mid ah jidhkooda oo kaliya.

Diyaaradda oo nooceedu uu ahaa Beoing 737 ayaa waxaa la socday 62 qof, oo ay ku jireen 12 ka mid ah shaqaalaha diyaaradda. Waxay ku ii jeeday magaalada Pontianak ee gobolka West Kalimantan Sabtidii. Afar daqiiqo kaddib marki ay ka kacday dhulka ayay lumisay raadaarka, sida ay sheegeen saraakiisha dowladda.

 

VOA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews