berberatoday.com
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Sheegay In Wasiir Saajin Dafiray Cabashada Kasoo Yeedhay Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale.
January 12, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida joogtada ee golaha guurtida Somaliland oo maantakulan la qaatay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Somaliland Maxamuud saajin xasan ayaa sheegay in uu wasiirka usheegay in aanay jirin cid ka cabanaysa khudarta iyo gaadiilayda xili labadii todobaad ee udanbeeyay ay cabasho xoogani kazoo yeedhay shacabka suuqa gobonimo,gaadiidlayda iyo xoogsatada magaalada wajaale oo shaqadoodii shirkad gaar ahi ku haysato

Sidoo kale gudida joogtada ah ee golaha guurtida ayaa si khaldan uga xog warantay cabashada bulshada iyagoo sheegay in ay tageen suuqa xisbiga ee gobonimo xili cabashada bulshada wajaale aanay ukuurgalin samaynina wax xaqiiqo raadin ah

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews