berberatoday.com
Siday Ugu Madheen Ajaanibka UK, Ku Nool Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid19. W/Q Faisal Abdulrahman
January 12, 2021 - Written by admin
Waxyaalaha ka dhacay dalka Ingiriiska ilaa iyo markii uu ka qarxay Cudurka Covid 19 oo ah cudur dilaa ah ayaa waxa qiiro iyo murugo weyn ka qaadaysaa markaad akhrido siyaaba foosha xun ee ay u dhinteen qaar ka midaa ajaanibka dalka Uk u yimi inay nolol fican ka helaan, hadaba waxan halkan idin ku soo gudbin doonaa qiso aan ka soo dheehday jariirada Guardian ee dalka ingiriiska,qisadan oo xanbaarsan murugo iyo argagax tilaamaysana dhibaatada ay leedahay ku quudh bixida dhul aan dhulkaagi hooyo ahayn.
Rajesh jayaseelam oo ah 44 jir u dhashay dalka india ayaa waxa uu Uber driver ka ahaa Magaalada London oo ay ajaanib badan quutar daruurigooda kala soo baxan kaxaynta tagiisida iyadoo badanaa ajaanibku ay qabtaan shaqooyinka adeega bulshada sida kaxaynta Buseska u kala goosha magaaadalondon gudaheeda oo ah magaalo weyn oo ay ku nool yihiin dad ka badan 9milyan, hadaba markii uu cudurka Covid 19 uu ka qarxay dalka Uk, ayaa Jayaseelam uu cudurka covid ka qaaday qof macmiila oo uu ka soo qaaday Heathrow airport, jayaseelam waxa uu sheegay in qoftaa hawaynaydaa ee uu soo qaaday in ay galaafatay naftiisa markii ay si xun oo aan kala joogsi lahayn ay ugu qufucday intii uu ku sii waday meeshay u socotay,hadaba jayasaleem oo ahaa aabe u shaqayn jiray family sabool ah oo ka koobnaa hooyadi oo da,a ah iyo aabihii iyo xaas iyo laba curuura oo ku nool Magaalada Bangalore ee dalka india, ka dib markii uu qaaday cudurka Covid waxa uu jayaseelam uu isku soo xayiray guri lix maqsin ah oo uu kiraystay, ka dib mulkiiihii guriga lahaa ayaa ogaaday in jayaseelam uu qabo cudurka covid19, sidaa awgeedna waxa uu mulkiilihii guriga ka kireeyey uu dibada u tuuray jayasaleem iyo alaabtiisi isagoo ka baqaaya in uu cudurka ku faafiyo dadka guriga la daganaa iyo mulkiilaha guriga lahaaa oo isagu gurigiisu ku ag dhaganaa oo isla markaana naftiisa iyo tan familygiisaba ugu baqay, sidaa awgeed jayasleem waxa dhacday in isagoo cudurkaa qaba uu 7 habeen jiifay gaadhigiisa taas oo Jayasaleem iskugu darsatay cunto xumo aad u daran iyo dibad seexad xun, waxana isbitaalka ula cararay saaxiibki kumar oo sheegay in xaaladiisu ay aad u liidatay markii uu geeyay hospitalka la dhaho St George’s Hospital in tooting oo halkaa uu ku naf baxay.

Waxa Qoray

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews