Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlay Adeega Boosaha Ee Ganacsatada Dalka”Daawo Muuqal
January 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa kulan la yeelatay ganacsatada dalka kaasi oo ka qabsoomay rugta ganacsiga Somaliland oo ujeedadiisu ahayd sidii ganacsatadu u adeegsan lahayd adeega boosaha,