Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ku Baaqay In Wax Laga Badalo Awoodaha Uu Xeerka Dekeduhu Siinayo Madaxwaynaha”Daawo Muuqal
January 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa siqotodheer uga hadlay xeerka dekedaha Somaliland oo golaha horyaala
Sdoo kale xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa ku baaqay in wax laga badalo xeerkan oo awood badan siinaya madaxwaynaha islamarkaana uu toban meelood kaga jiro xeerka isagoo siinaya awoodo uu xataa cid ku kordhin karo xeerka.
https://youtu.be/Evh7RpDL738
Berberatoday.com