Hargeysa: Booliska Oo Raadinaya Gabadh Baahisay Muuqaal Dadku Ka Cadhooday
January 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay Haweenay Muuqaal ka duubtay Gabadh yar oo gurigeeda ka shaqaynaysay, isla-markaana muuqaalkaasi ku baahisay Baraha Bulshadu ku wada xidhiidho, gaar ahaan Facebook.