berberatoday.com
Cabdillaahi-Jawaan Oo Sharraxay Jidka Furan haddii Baarlamaanku Diido Ansixinta Xilliga loo muddeeyey Doorashada Somaliland
January 19, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi-Jawaan), ayaa Ka Hadlay Waxa uu Xalku noqonayo haddii ay Golayaasha Baarlamaanka Somaliland Ansixin waayaan Wakhtiga laysla qaatay ee loo Muddeeyey doorashooyinka isku sidkan ee Wakiillada iyo Deegaanka.

Cabdillaahi-Jawaan, waxa uu sheegay in haddii ay diidaan Golayaasha Baarlamaanka Wakiilladda iyo Guurtidu muddada ay Guddiga doorashooyinka, Madaxda Xisbiyada iyo Xukuumaddu isla qaateen in doorashada la qabto ee ay Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha ugu gudbiyeen Qoraalka ee ah in la qabto doorashada 31 bisha 5-aad ee sannadkan 2021-ka, ay Madaxweynaha u furan tahay inuu Maxkamadda sare u gudbiyo dalabkiisa, ka dibna ay Maxkamaddu awood u leedahay inay qaraar ku soo saarto xilliga la qabanayo doorashooyinka.

 Waxa uu Cabdillaahi-Jawaan sidaas ku sheegay mar uu maanta Warbaahinta qaar kula hadlayey magaalada Hargeysa, waxaanan qodobbadaas oo uu faahfaahinayo idiinku soo gudbinaynaa warkiisa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews