berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dilka Ka Dhacay Deegaanka Buuhoodle
January 22, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka hawlaha guud iyo guryayta somaliland Cabdirashiid Ducaale Qombi ayaa ka  hadlay dilka dhacay maalintii shalay agagaarka magaalada buuhoodle oo uu ka dhacay dil oo lagu dilay hal qof.

Ugu horay wasiirka hawlaha guud ayaa tacsi udiray qoyska uu ka baxay Marxuumka  la dilay isagoo sheegay in talaabo laga qaadi doono cidii ka danbaysay dilkaasi

Dhanka kale wasiir qombi ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii loo dilay ninkan iyo xoolihiisii oo la dhacay

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews