Somaliland Oo Ka Qaybgashay Shir Lagu Xoojinayo Iskaashiga Ganacsi Ee Ingiriiska Iyo Afrika
January 23, 2021 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Danjiraha Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Kenya, Md. Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa ka qaygalay shir ay soo qaban qaabisay Waaxda ganacsiga ee dalkaasi oo Arbacadii toddobaadkii hore ay iskugu yimaadeen Dawladda Ingiriiska iyo Ganacsatada Afrikaanka ah, si la isula falanqeeyo fursadaha maalgashi ee Qaaradda Afrika.
