berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Xanuunka Koronaha Oo Wadamo Badan Dib Ugu Soo Rogaal Celiyey
February 21, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somalilan,d ayaa ka hadashay Xanuunka Koronaha oo Waddamo badan oo Caalamka ah ku soo rogaal celiyey, waxayna Bulshada ugu baaqday inay taxadir badan muujiyaan.

Agaasimah guud ee Wasaaradda Horumarnta Caafimaadka Somaliland  Dr. Maxamed Cabdi Xargeeye oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay sababta keentay in dib ay ugu soo celiyaan wacyigelinta ka dhanka ah koronaha ee Telefoonada gacanta ee Bulshadu sidato, waxaanu ugu horeyn yidhi “Waa dhab oo xanuunka Koronuhu waa xanuun halis badan, oo khatartiisu aad u badan tahay, siduu u faafayaana ay aad iyo aad u deg deg badan tahay, Waddamada kale duwan ee Caalamka wuu sameeyey, dhammaan Qaarad ilaa ka Qaarad ayuu iskaga gudbay, dhaqaalihii, xidhiidhkii iyo isku socodkii Caalamkana saamayn xooggan buu ku yeeshay”.

Mar aanu weydiinay sababta keentay in dib loogu soo celiyey wacyigelinta ka dhanka ah Koronaha ee Telefoonka gacanta ee Bulshada ayuu ku jawaabay “Xanuunku meel badan buu ku soo rogaal caliyey, oo dib ugu soo noqday, laakiin inaguna Somaliland ahaan weynu xakamaynay, oo Shacabku si fiican bay u qaateen wacyigelintii iyo talooyinkii aanu siinay, ka hor tagista ayaana ka wanaagsan daawaynta ilaa hadda inagu weynu fiican nahay, ee sababta aanu wacyigelintii u soo celinay ayaa ah inay Bulshadu ka feejignadaan, kana digtoonadaan xanuunkan, wacyelintaana waa inay sideeda u qaatan”.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews