berberatoday.com
Imaaraadka Carabta Oo Lagu Qabtay Carwada Hubka Iyo Qalabka Militariga Oo Ay Ku Jiraan Gantaalaha Riddada Fog Iyo Bambooyinku.
February 22, 2021 - Written by admin

Dubai(Berberatoday.com)-Shirkadaha farsameeya hubka ayaa ka qeyb galaya bandhigga hubka iyo qalabka Militari oo ka socda Abu Dhabi, caasimada Isutaga Imaaraatka Carabta,  waxaanay rajaynayaan inay la galaan heshiisyo dhanka Miliatariga ah, dalalka bariga dhexe.

Furitaankii, Imaaraadka ayaa wuxuu daaha ka qaaday inay la saxiixdeen $ 1.36bn oo ah heshiisyo hub shirkado maxalli ah iyo kuwo shisheeye ah, si ay ciidamadooda u siiyaan qalabkii ugu dambeeyay sida diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo madaafiic.

Waxaa goobta ku sugan shirkadaha ugu waawayn dhanka hubka ee dalka Maraykanka, waxaana furay masuuliyiinta Imaaraadka carabta.

Shiinaha ayaa ku qancinayay kasoo qayb-galeyaasha, inay iibsadaan hubka uu farsameeyo, iyadoo uu sannakan si wayn u saameeyay cudurka Covid-19.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews