berberatoday.com
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Iyo Wasaarada Waxbarashada Oo Bilaabay Hubinta Shuruudaha Aqoonta Ee Musharaxiinta Golayaasha Deegaanka Dalka
February 23, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland ayaa si rasmi ah u bilowday hubinta shuruudaha aqoonta ee musharaxiinta doorashooyinka Golaha iyo deeganka Somaliland u taagan.
Xafiiska Imtaaxanadka Qaranka Iyo Komishanka Tacliinta sare ayaa si wada jir ah iskaga kaashanaya hubinta shuruudaha aqooneed ee musharaxiinta looga baahan taasi oo ay Wasarada waxbarashadu u gudbin doonto Koomishanka Doorashooyinka Qaranka musharaxiinta aan buuxin shuruudaha aqooneed ee looga baahan yahay si looga Reebo tartanka Doorashooyinka.
Somaliland waa markii ugu horeysay ee si adag loo hubinaayo shuradaha aqooneed ee looga baahan yahay musharaxiinta iyadoo shacabku si weyn ugu riyaaqeen talabadaasi.
Geesta Kale Shaqalaha Dawlada Ee Ka Qayb-galaya Tartanka Doorsahooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka Ayaa Is-casili Doono 6 maalmood Gudahood Madama Oo Doorshadii Ay Ka Hadhay mudo 96 cisho
Xeerka doorshooyinka somaliland ayaa dhigay in qofka shaqaale dawladeed ahi ee ka qayn-galaya tartanka doorshada in uu xilka ka tago 90 maalmood ka hor maalinta cod-bixinta
Waxa jira masuuliin tiro badan oo u shaqeeya laamaha dawlada oo sanadkan u sharaxan tartanka golayaasha deegaanka iyo wakiilada
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews