berberatoday.com
“Xisbiga KULMIYE Waxaa Uu Sheegay Inuu Lacagtii Ka Daayay Musharaxiinta Gabooye, Waxa’se Bulshadda U Sheegaynaa In Aanay Jirin Musharaxiin Uu Xisbigaasi Naga Aqbalay”.Suldaan Abu Suufiyaan.
February 23, 2021 - Written by admin

“Xisbiga KULMIYE Waxaa Uu Sheegay Inuu Lacagtii Ka Daayay Musharaxiinta Gabooye, Waxa’se Bulshadda U Sheegaynaa In Aanay Jirin Musharaxiin Uu Xisbigaasi Naga Aqbalay”.Suldaan Abu-suufiyaan.

 

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Abu-suufiyaan ka mid ah Madaxdhaqmeedka Beelaha Gabooye, ayaa Beeniyey hadal Xisbiga KULMIYE kasoo Yeedhay, kaasoo nuxurkiisu ahaa Inuu Musharaxiintooda uu ka daayey lacagihii laga rabay. 
Suldaan Abu-suufiyaan oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa, ayaa Sheegay in aanay waxba ka jirin sheegashadda Xisbiga KULMIYE ee ah Inuu Musharaxiintooda ka daayey lacagihii. Waxaanu xusay in aanu kaba aqbalin Qabashadda Musharaxiintooda. Waxaanu Yidhi”Waxaanu Bulshada u sheegayna inaanay jirin Musharaxiin uu Xisbigaasi naga aqbalay.
Wuxuu intaa raacayey oo uu Yidhi “Musharaxiinta in la aqbalo iyo in lacag laga daayo keeba horeysa ?”
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews