berberatoday.com
Taariikhda Markii Ugu Horaysay Soomaliland Maamulkii Ugu Sareeyey Haayad Muhiim Ah Oo Dawladeed Oo Hal Mar Is Wada Sharaxay Xilalkiina Baneeyey
February 25, 2021 - Written by admin
Taariikhda Markii Ugu Horaysay Soomaliland Maamulkii Ugu Sareeyey Haayad Muhiim Ah Oo Dawladeed Oo Hal Mar Is Wada Sharaxay Xilkana Baneeyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhamaan Maamulkii Iyo Saraakiishii Ugu Saraysay Hayada Wadooyinka Soomaliland Waa Musharaxiin Xilkana Way Dageen
1.Maareeyihi Guud Hayada Wadooyinka Soomaliland Axmed Yuusuf Todababaadkan Ayaa magaalada Ceerigaabo Ku Qabsaday Munaasibada shaacinta Xildhibaanimo Xilkana Waa ka Tagay
2.Maareeye Ku Xigeenkii Hayadaasi Mustafe Faarax Qalab Todabaadkan ayuu Ku Dhawaaqay Inuu U sharaxan yahay Golaha Deegaanka Burco Isna Waa macasalaameyey Xilkaasi
3.Agaasmihii Maamulka Iyo Lacagta Hayada Wadooyinka Siciid Jaamac Isna Hargeysa Ayuu Ka Sharaxanyahay Xilkana Waa Baneeyey
4.Madaxii Gaadiidka hayada Wadooyinkii Siciid Nuur Isna Waxa Loo Magacaabay Xoghayaha Dawlada Hoose Hargeysa Isna waa Baneeyey Xilkaasi
Hayadan Ayaa Ah Hayada Muhiim Oo Taageero Oo dhinaca Dhaqaalaha Ka Hesha Xukumada Soomaliland Iyo Midowga Yurub Iyo wadamo Badan Soomaliland Ka Taageera Dhaqaalaha
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews