Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Heshiish Muhiim Ah”Daawo Warbixin Muuqal Ah
March 4, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladaha somaliland iyo taiwan ayaa manta kala sexeex heshiish muhiim ah oo labada dal dhexmaray kaasi oo la xidhiidha sidii ay iskaga kaashan lahaayeen dhinaca technolajiyada
Berberatoday.com