Shahaado Dugsi Sare Uu Sito Wasiir Hore Shuceyb Maxamed Muuse Oo Cadaynteeda Laga Dalbaday Dugsiga Alfurqaan
March 19, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Baadhista Dambiyada Somaliland Ayaa Dugsiga sare Ee Al Furqaan Islamic School u qoray Waraaq ay amrayaan inay soo cadeeyaan Shahaadada uu ka Sito Iskuulkaasi Murashax Shucayb Maxamed Muuse Bookh oo Xisbiga UCID uga tartamaya Golaha Wakiilada Somaliland Ee Gobolka Maroodijeex
Murashax Shucayb Maxamed Muuse ayaa hore u noqday Mayirka Degmada Gabiley iyo Wasiirka wasaarada Warshadaha Ee Xukuumadii hore ee Axmed silaayo
Berberatoday.com