Axmed Saciid Cige Oo Wareysi Kala Yeeshay Taariikhdiisa Alle Ha Unaxariiste Kaptan Yuusuf Aar Ducaale(Shaysaa)Oo Xalay Geeriyooday”Dhageyso
March 29, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Wariyihii hore ee Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga ee Somaliland Axmed Saciid Cige oo Sanado ka hor wareysi la yeeshay Marxuum Kaptan Yuusuf Aar Ducaale(Shaysaa)oo habeenkii xalay ahaa Berbera ku geeriyooday,