Wasaarada Waxbarashada Oo Shaqo Joojin Ku Samaysay Guddoomiyaha Waxbarashada Ee Gobolka Maroodi Jeex.
April 4, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa shaqadii ka joojiyay gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka maroodi isagoo ku sobobeeyay in uu amar diido sameeyay
Halkan kaga bogo warqada kazoo baxday wasaarada waxbarashada;