berberatoday.com
Wafti Kasocda Dalka Zambia Oo Hargeysa Yimi Iyo Ujeedada Socdaalkooda
April 5, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland waxa soo gaadhay wafti ka socda dowladda Zambia,
Waftiga ka socda Zambia waxaa hoggaaminaya Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda dalkaas Gavin Lubinda, iyagoona ay weheliyaan sarakiil sare oo ka socota Madaxtooyadda Zambia ayaa ka soo degay Garoonka Cigaal International Air-port.
Wasiir Gavin Lubinda, iyo waftigan ayaa kulan gaar ah ay la yeelan doonaan Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi.
Md JSL Muuse Biixi iyo Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Zambia Gavin Lubinda ayaa ka wada hadli doona xidhiidhka u dhexeeyay labada dal iyo arrimo kale oo u qorsheysan, iyadoona la filayo in kulankaas ay ka hadashado Madaxtooyada Somaliland.
Luqmaan Maxamed Faarax

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews