“16 Sano Ayaynu Joognay Gudoomiye Waynu Samayn Kari Waynay Xeerkan, Markaan Anigu Waxan Qabaa Aynu Udayno Baarlamaanka Cusub” Xil Rayte.
April 7, 2021 - Written by admin
“Sedexda Xisbi Qofkaan Ku Kalsooni Qabin Majiro Meel Uu Qabanayaa”Xil Rayte.
Hargeysa(Berberatoday.com)-)-Xildhibaan Ibraahim Rayse Oo katirsan Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ka hadlay aragtidiisa Waxka badal xeer No;14 ee xeerka furista ururada siyaasada Somaliland oo golaha wakiilada waxka badal ku sameeyeen
Sidoo kale xildhibaan rayte ayaa sharaxay xaqiiqada xisbiyada qaranka ooo uu sheegay in ay yihiin kuwo qof samaystay balse aan lawada lahayn Isagoo xusay in xisbiyada Somaliland yihiin kuwo xadidaya xuquuqdii muwaadiniinta Somaliland.