berberatoday.com
Dhalinyaro Ku Midoobay Urur Dhakhaatiirta Ah Oo Xukumada Usoo Jeediyay Qodobo Lagaga Hortagi Karo Xanuunka Covid19
April 7, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhalinyaro dhakhaatiira oo Ururkan ku midoobay ayaa walaac ka qaba xaaladda Coved-19 ee Somaliland waxaanay soo jeediyeen qodobada hoos ku qoran oo ay aarartana ka horeysiiyeen.
Covid19 Waxa uu culays saaray adeegyadii caafimaad ee dalka si loola tacaalo waxa loo xidhay qaybo ka mid dhakhtarka weyn ee Hargeysa. Halkaas oo ay jiifaan dad badan oo la nool xanuunada raaga sida macaanka, dhiigkarka & kelyaha shaqadooda gabay. Dadkan waxa ay khatar ugu jiraan xanuunka. Sidoo kale, shaqaalaha u shaqaynaya bukaanada waxa ay marmarka qaar u dhexeeyaan bukaanada la nool Covid19 & kuwa caadiga ah ee yaala dhakhtarka. Waxa sidaad oo kale culaysku saaran cusbitaalada dadweynaha ee goboladda.
Iyadoo ay saas tahay, xukuumaddu #Somaliland waxa ay dalbatay in la soo ururiyo $3million si loogu soo iibiyo talaalka ka hortagga Covid19.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews