berberatoday.com
Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Deegaanka Ay Dirirtu Ku Dhexmartay Labada Beelood!
April 21, 2021 - Written by admin

HargeysaBerberatoday.com)-Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka hadlay xaaladda nabadgalyo ee deegaanka dagaalku ku dhacay, waxaanu tilmaamay inay hadda nabaddu sugan tahay, wax colaadi ahina aanay jirin, waxaanu ka digay fidno dambe oo halkaas ka dhalata, isagoo xusay inay gacan bir ah ku qaban doonaan cid kasta oo isku dayda inay nabadda wax yeesho.

Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe,oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika wuxuu ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “Hadda xaaladdu way deggen tahay, nabadgalyaduna waa taam oo boqolkiiba boqol, oo si fiican baanu u sugnay nabadgalyada, Dawlad ahaana waajibka iyo xilka naga saaran mar walba waanu ka gudanaynaa, cid nabadgalyada wax yeeshana marnaba raalli kama nihin, oo waajibka naga saaran ayaanu ka gudanaynaa, cid kasta oo fidno wadda, cid kasta oo amaan-daro iyo nabadgalyo abuuraysana tallaabo ayaanu ka qaadanaynaa, laakiin hadda nabadgalyadu wey sugan tahay..”.

Mar uu si gaar ah labada beelood baaq ugu dirayey wuxuu yidhi “Labada Beelood waxaan leeyahay shaydaan baa idinka faa’iidaystay, ee ALLE ka baqa bil khayr badan baa lagu jiraa, oo fitanka iyo colaadda joojiya, oo fidno dambe oo dhiig ku daato iska ilaaliya, cid kasta oo dhexdiina fidno ka abuuraysana iska dhex qabta, anaguna Dawlad ahaan sinaba raalli uguma nihin colaad dambe oo dhacda iyo dhiig dambe oo daata, cid kasta oo isku dayda inay xad gudub samaysana waajibkayaga ayaanu ka gudunaynaa, ee nabaddu cid kasta waa u dan ee aynu nabadda wada ilaashano”.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews