berberatoday.com
Beesha Arab Ee Gobolka Saaxil Oo Taageero Cod Iyo Cududba Ah La Garab Joogsaday Musharaxa Golaha Wakiilada Eng Axmed Cali Nuur
May 7, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Taageerayaal Tira Badan Oo Kasoo Jeeda Beelaha Arab Ee Gobolka Saaxil Ayaa Munaasabad Soodhaweyn Iyo Taageero Ah Berbera Ugu Sameeyay Musharaxa Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil Xisbiga Ucid Uga Tartamaya Eng. Axmed Cali Nuur
Munaasabada oo Ka Qabsoontay Hutel Suldaan Ayaa Waxa Laysku Wareystay Kulan Balaadhan Oo Afur Iyo Casho Isugu Jira.
Cuqaal. Waayeel, Waxgarad Iyo Dhalinyaro Tira Badan oo Madashaasi Hadalo Kasoo Jeediyay Ayaa Dhamaantood Sheegay Inay Cod Iyo Cududba La Garab Taagan Yihiin Musharax Eng.Axmed Cali Nuur Ay Sheegeen Inay Abti Uyihiin Xaqna Uu Ugu Leeyahay Inay Codka Siiyaan Maadama aanay Musharax Gole Wakiileed Ku Lahayn Gobolka Saaxil.
Geesta Kale Caaqil Cabdi Jaamac Cilmi Oo Taageeradaas Ka Gudoomay Beeshani Ayaa Uga Mahad Celiyay Isaga oo Kutilmaamay Taageero Gobonimo Maadama oo ay Abtinimo Musharax Ugu Hagar Baxayaan Codka Iyo Cududana Uhibeeyeen.
Musharax Eng, Axmed Cali Nuur Ayaa Isaguna Taageerayaasha Abtiyaashiiya Ku Aamaanay Taageerada Ay Umuujiyeen Isaga Oo Ku Faanay In Beeshani Gobonimada Caan Kutahay Abaalkeedana Uu Celin Doono Hadiiba Uu Tartanka Ku Guulaysto.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews