Madaxweynaha Somaliland Oo ka Qaybgalay Munaasibadda Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti. Iyo Qaabkii loogu Maamuusay
May 15, 2021 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu caleemo saarayey madaxweynaha dalka Jabbuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay dhawaan shacabkiisu mar kale dib u doorteen.