berberatoday.com
Wasiir Hore, Cadaani Oo Ka Hadlay Marxaladda Dalku Marayo
July 25, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cismaan Cabdilaahi Saxardiid  (Caddaani) oo Xukuumaddii hore ee Axmed-sillaanyo ka soo qabtay xilal wasiirnimo ayaa ka hadlay marxalada siyaasadeed ee dalku halkay marayo, waxaanu ku tilmaamay inay Somaliland halkay marayso ku soo gaadhay duruufo iyo marxalado adag oo ay ka soo gudubtay.

Siyaasi Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddani oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika wuxuu hadalkiisa ku bilaabay “Marxalado iyo duruufo waayahooda wata ayeynu kaga soo gudubnay wada tashi, dal ahaana meel wacan baynu maraynaa, iyadoo cidina waxba ina tarin baynu haddana wax kasta qabsanay, oo inagaa si xor ah iyo xalaal ah u qabsanay Doorashooyinkeenii kala duwanaa ee dalkeena ka hirgalay, waxaana xusid mudan in Doorashooyinkii ugu dambeeyey ee isku sidkanaa ee kala ah Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka oo ALLE ugu horeyn uga mahadnaqayno qaabka wacan ee nabadgalyadu ku jirto ee aynu u qabsanay, waxaa xil iyo masuuliyad iska saaray Madaxweynaha qaranka Muddane Muuse Biixi Cabdi, oo aan cidnaba ku helayn, waxaanu kaga dhabeeyey balanqaadkiisi, markaas wax kasta oo inaga dhiman weynu heli doonaa haddii Rabi xukumo, runtii Komishankuna si fiican bay Doorashooyinka u qabteen ”.

Dhinaca kale, wuxuu guud ahaan Shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan ugu baaqay inay qaranimadooda iyo qadiyadooda muujiyaan, waxaanu ugu ducaayey guud ahaan ummadda Muslimiinta ah inay ciidan ciiddeeda ku gaadhan caafimaad qab iyo khayr.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews