berberatoday.com
Markab 3 Bilood Ka Hor Badeecad Dubai Lagaga Soo Rararay Khilaaf Awgii Dib Ugala Noqoday Haabada Dekeda Berbera Oo Soo Laabatay
September 8, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Mv Sea Trader ah oo ah Markab Ù rarnaa qaar kamida Gacansatada Kale Duwan Ee Somaliland Oo Bishii Jully 2021 Badeecadii uu siday kala noqday Haabada Dekadda Magaalada Berbera ayaa Maanta Shixnadii Ganacsi Ee saarnayd dib ugu soo Celiyey Dekadda Berbera kadib Muddo 3 Bilood ah uu la maqnaa Badeecadaasi, khilaaf ka dhashay Heshiis dhinaca noolka ah oo dhexmaray Wakiilkii soo raray iyo Mulkiilaha Markabkaasi kaas oo lagu Xaliyey Magaalada Dubia ee Markabkaasi laga soo raray dibna uu ugula noqday badeecada saarnayd.
Ganacsade Cabdilaahi Jamac Adan oo ah Masuulka Xafiiska Wakiilka Markabkaasi Ee Berbera Oo  ayaa xaqiijiyey Inuu Markabkaasi dib ugu soo noqday Dekadda Magaalada Berbera ,islamarkaasina saacadaha soo socda lagu soo xidhi doono Dekadda, si looga roggo Badeecadaha Ganacsi Ee muddada 3 Bilood ah ku xanibnaa Markabkaasi, waxaanu intaasi raaciyey in Magaalada Dubia lagu xaliyey khilaafkaasi sababay inuu Markabku shixnadii uu siday dib ugala noqdo.
Badeecada markabku siday oo noocyo badan oo qalab dhismaha ubadan ay lahaayeen ganacsatada Somaliland ayaa la filayaa inay suuqyada soo gasho maalmaha fooda inagu soo haya.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews