berberatoday.com
Nin Soomaal Ah Oo Shan Qof Ku Dhaawacay Weerar Uu Ka Geystay Dalka Talyaaniga!
September 12, 2021 - Written by admin

Rimini(Berberatoday.com)-Nin Soomaali ah ayaa xalay shan qof ku dhaawacay Weerar tooreey loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Rimini, oo ka tirsan gobolka Emilia-Romagna ee dalka Talyaaniga, sida ay qortay jariirada Corriere di Bologna.

Eedeysanaha oo 26-jir ah ayaa ku safrayay tikidh la’aan isagoo Saaran bas ka yimid Riccione kuna socday Rimini.

Wuxuu markii hore mindi ku weeraray laba haween ah oo Hubinayey tikidhada ka dibna wuxuu dhaawacay saddex qof oo Rakaab ahaa oo uu ku jiray wiil 5 jir ah, ka hor inta aanu ka Degin gaadhiga.

Booliska ayaa xidhay eedeysanaha kadib markii uu isku dayay Inuu cagihiisa ku baxsado.

Sida laga soo xigtay Corriere di Bologna, eedeysamaha ayaa u Muuqda in aanu wax xidhiidh ah la lahayn ururada argagixisada ama xagjiriinta. Waxayna Baadhayaashu hubinayaan inuu Isticmaalayay maandooriye.

Ninkan Soomaaliga ah ayaa dhowaan yurub yimid wuxuuna Dhowr bilood ka hor dalbaday qaxootinimo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews