berberatoday.com
Shirkada Amaanah Insurence Oo Kooto Loogu Xidhay Cayminta Gaadiidka Dekeda Kasoo Dagaya Iyo Kuwa Galayaba
September 14, 2021 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Waraaq kasoo Baxaday Xafiiska Gudoomiyaha Haayada Caymiska Qaranka Somaliland Saleebaan Cawad Cali(Bukhaari)oo lagu socodsiiyay dhamaan madaxda Gobolka Saaxil, Shirkada DP World iyo Ganacsatada Dekeda gaadiidka kala soo dagta iyo Cidkasta oo gaadiid lasoo dagaysa ama gaadiidkeeda xamuulka ahi Dekeda galayo ayaa lagu amray inay gaadiidkood ka caymistaan shirkada Amaanah Insurence iyada oo ay dalka ka jiraan Shirkado kaloo Caymis oo ka horeeyay shirkadani kuwaas oo kala ah Horn Of Africa Insurence Iyo Takaaful Insurence waxaana gabi ahaanba labada shirkadood laga mabnuucay inay gaadiidka Caymin karaan halka Shirkada Amaanah lagu amray Madaxda Gobolka Degmada iyo shirkada Dp World inay la shaqeeyaan shirkadani oo ah mid cusub oo jirta mudo kusiman 5 bilood ayaa waxa la tuhunsanyahay inay saami kuleeyihiin Masuuliyiin Madaxtooyada iyo Xukumada gacansaar la leh Sidoo kale Waxa la sheegayaa amarka uu soosaaray Gudoomiyaha Caymiska qaranka inuu kaga yimi dhinaca Madaxtooyada.

Ganacsatada gaadiidka kala soo daga Dekeda Berbera iyo waliba gaadiidlayda Xamuulka ah ayaa ka biyo diiday waraaqdan iyaga oo ku doodaya inaanay Caymiska diidanayn hase yeeshee ay diidanyihiin shirkada gaarka ah ee kaligeed Kootada loogu xidhay taasina anay aqbalayn.

Halkan Hoose ka akhriso Waraaqda kasoo Baxday Xafiiska Saleebaan Bukhaari

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews