Diyaarada Air Arabia Oo Maanta Madaarka Cigaal Dib Uga Bilowday Duulimaadkii Ay Ku Iman jirtay!
September 19, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeyaha haayada duulista ,wasiirka biyaha iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada ayaa madaar cigaal kusoo dhaweeyay diyaarada air Arabia oo mudo aan Somaliland ku iman duulimaad kadib markii ay uhogaansantay amarkii maamulka somaliya kazoo baxay halka Somaliland dalka kaga joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay,