Dufcaddii 10aad oo ka Qalin-jabisay Jaamacadda Alpha faraceeda Hargeysa
September 30, 2021 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa (Berberatoday.com)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda, ayaa ka qayb-galay xaflad loo sameeyey dufcaddii 10aad oo ka qalin-jabisay Jaamacadda Alpha Faraceeda Hargeysa.
Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose