berberatoday.com
Hussein Mohamed Ali (Hussein Wadadyare) Oo Tacsi Ka Diray Geerida Marxuum Xasan Xaaji Maxamud Gadhweyne
October 4, 2021 - Written by admin

Inalillahu wa ina ileyhi Raajicuun

Geeridu waa Xaq , ma dhinte waa Alle

Dhamaan dadkan hoos ku xusan oo kale jooga daafaha adduunka kun midoobay ururka khayriga ah ee Iskaa Wax u Qabso, waxa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan marxuum ex. Wasiir Hassan Haji Mohamoud ( Hassan Gadhwayne) oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu tahay 03/10-2021 magaalada Hargeisa. Marxuumka oo soo qabtay xilal kala duwada sida Duqa Magaalada Berbera, guddoomiyaha gobolka Saaxil iyo Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland.

Marxuumku waxa uu ahaa nin samatalis ah oo hadh iyo habeen ka shaqeeya sidii umada Somaliland iyagoo mid ah ay wax u wada qabsan lahaayeen, marxuumku waxa uu aad uga soo shaqeeyay dib u dhiska dalka iyo nabadaynta shacabka Somaliland.Waxa aanu ka tacsiyadeynaynaa qaranka Somaliland uu uu ugu horeeyo Madaxweyne Muse Bihi Abdi iyo shacabka Somaliland meel kasta oo ay kala joogaan ehelkiisiina waxa aanu leenahay Samir iyo Iimaan.

Marxuumkana waxa aanu Alle uga baryaynaa Janatul Fardawsa.

1. Drs. Adana Adan Ismail

2. Hussein Mohamed Ali (Hussein Wadadyare)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews