berberatoday.com
Dhakhtar Urduniya Oo Ku Guulaystay Qaliin Mar La Arag Ah Oo Laba Caruura OO Isku Dhagan Lagu Kala Jarayaayay
October 13, 2021 - Written by admin
Dhakhtar Urduni ah ayaa ku guulaystay qalliin marla’arag ah oo uu ku sameeyay laba carruur ah oo isku yaallay. Labada carruura oo Axmed iyo Maxammad la kala yidhaahdaa waxa ay ku dhasheen xaalad jaadgooni ah: oo markii ay caloosha ku jireen way isku yaalleen, xabku wuu ka dhexeeyay, iyo waxkasta oo qofku u baahanyahay wuu ka dhexeeyay. Markaa waxa lagama maarmaan ahayd in qalliin lagu sameeyaa oo la kala fujiyo.
Qalliinku wuxuu qaatay muddo 8 saacadood ah; waxa uu qalliinka kala tashaday 25 Dhakhtar oo aqoontaas yaqaanna. Saadaalintii lagu samaynayay sida ay xaaladdoodu noqonayso marka la kala gooyo, waxa ay u baahanyihiin markaas, xannuunada ka dhalan kara, cuntooyinka ay u baabanyihiin iyo saadaasha guud ee qalliinkaasna waxaa ay socotay muddo shan bilood ah.
Ugu danbayn, Mahad Alleh Dhakhtarkaas Urduniga ah ayaa ku guulaystay qalliinkii.
Isha Xogta: Samaacata Xakiim.
Turjumid: Cabdirasaaq Sandheere.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews