berberatoday.com
“Mujaahid Maxamed Kaahin Somaliland Wuu Usoo Dagaalamay ,Balse Somaliland Uma Baaahna Xilligan Hogaamiye Danbe Oo SNM Ah Waxayna Ubaahantay……W/Q Cabdi Yasin Yool
October 13, 2021 - Written by admin
Raii’iisal-wasaarihii Ingiriiska Winston Churchil Dagaalkii 2-aad ee Aduunka Wuu Ku Adkaaday Balse Laakiin Doorashadii Dagaalka Kadib Wuu Ku Dhacay .
76-sanno ayaa laga joogaa guuldaradii Xisbiga Conservative Part ee uu hogaamin jiray Winston Churchil kasoo gaadhay doorashooyinkii ka dhacay Britain iyadii uu doorashada ku.adkaaday xisbiga shaqaalaha ee Labour Part , doorashada oo dhacday dhamaadka dagaalkii 2-aad ee Aduunka ee guushu ku raacday Xulafada Britain ,France ,Midowgii Soviet Union iyo Maraykanka .
Markii dagaalkii dhamaaday ee uu Ra”iisAl-wasaare Churchil uu ku fakarayo in dib loo doorto isaga iyo Xisbigiisa Conservative Part ,shacabka Britain waxay yidhaahdeen waxaad ku guulaystay dagaalkii balse waxaan rabnaa hogaamiye dalka dib udhisa oo badhaadhe iyo Barwaaqo na gaadhsiiya ee uma baahnin Hogaamiye dagaal .
Mujaahid Maxamed Kaahin ,Somaliland wuu usoo dagaalamay ,balse Somaliland uma baaahna xilligan hogaamiye danbe oo SNM ah ee waxay ubaahan tahay Hogaamiyayaal rayid ah oo Digital ah dalka iyo dadkana horumar gaadhsiiya Hogaamiye kasta xilli ayuu ku haboon yahay .
Waxay Qoray Cabdi Yassin Yool

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews