“Tallaabadani Waa Ictiraaf Dahsoon, Waxa Ay Horseedi Doontaa Shaqo Abuur Dhan 53 Kun Oo Shaqo” Amb Bashe Awil.
October 13, 2021 - Written by admin
Dubai(Berberatoday.com)-Wakiilkii hore ee Somaliland u joogay Kenya Baashe Cawil Cumar, ayaa ku tilmaamay aqoonsi dadban maal gashi ay dalal Somaliland ku jirto ay ku samaynayso Hay’adda Maalgashiga Horumarinta u Qaabilsan Dawlada Ingiriiska.