berberatoday.com
Gaadiidka Khudaarta Ka Keena Dalka Itoobiya Oo Xukuumada SomalilandKu Xanibtay Magaalada Wajaale Iyo Sababta!
October 14, 2021 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Isku socodka Gaadiidka khudaarta ka Keena Dalka Itoobiya Ee Usoo gudba somaliland ayaa maanta Hakad galay kadib markiii Amar Ay Kusoo Rogtay Wasaarada Maaliyadu qaybteeda kastamka wajaale oo xanibtay in ay usoo gudbaan Somaliland kadib markii ganacsatada khudaartuna ka biyo diideen amarkani,

Amarka ay wasaarada maaliyadu kusoo rogtay gaadiidka khudaarta ka keena dalka itoobiya ayaa ah in ay ganacstada khudaarta ku amartay in ay keenaan warqadii ay khudrada kaga soo iibsadeen dalka itoobiya taasi oo caqabad ku noqotay ganacstada iyo gaadiid khudaarta siday.

Sidoo kale amarkan oo kale Ayaa wasaarada maaliyadi kusoo rogtay ganacsatada alaabaha kala soo dega dekeda berbera taasi oo alaabooyinkii kasoo degay dekeda berbera ku xanib yihiin dekeda berbera mudo 8maalmood ah kaasi oo ganacsatadu ka biyo diideen amarkan oo ah in ay keenaan waraaqihii ay alaabaha kusoo iibsadeen si loogu cashuuro.

Talaabooyinka sharci daro ah ee wasaarada maaliyada Somaliland kusoo rogayso ganacsatada dalka ayaa waxay sobobtay in suuqyada Somaliland maciishadu kor ukaco taasi oo saamaysay dadka dayarta ah ee ku dhaqan gudaha Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews