berberatoday.com
Akhriso”Taariikh Nololeedkii Marxuum Aqoonyahan Ibraahim Xaaji Cabdilaahi Diiriye(Gamgam)Oo Shalay Geeriyooday
October 20, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marxuum Xaji Ibraahim Xaaji Abdilaahi Diiriye (Gamgam) oo ahaa Agaasimaha Diiwaangelinta Doorashooyinka Qaranka JSL oo shalay fiidkii salaadii makhrib isagoo guddanaaya ku geeriyooday Misaajidka Hotel Maansoor.
Marxuum Ibraahim waxa uu ka shaqaynaayey 20kii sano ee u danbeeyey Doorashooyinkii kala dambeeyey ee ka qabsoomay JSL waxaanu ku suntanaa Hanaanka Dimuquraadiyada ee ka hirgelay dalkeena JSL
Marxum. Ibrahim waxa uu waxabarashadiisii hoose dhexe ku soo dhamaystay Schoolka Sheekh, Dugsigiisii sarana waxa uu ku qaatay Dugsiga Sare ee Camuud (1960) halka uu Waxbarashadiisii Heer jamacadeed (First Degree iyo Second Degree) waxa uu ku qaatay Manchester University (UK) BA iyo MA(Economy)
Waxa uu xilal duplamasiyeed oo kala duwan ka soo qabtay Dowladii Somalia oo uu shaqadiisii u dambaysay ahaa Qunsulka Washiton u fadhiya Somalia(1985) . Intaa waxii ka dambaysa Waxa uu ahaa UN International Staff oo uu 22 Dal oo kala duwan uga soo shaqeeyey isagoo xafiiska UN Economic Commission
Marxuumku waxa uu ahaa Aqoonyahankii qurbaha uga yimid Shirkii lagu go’aansanaayey dib ula soo noqoshada JSL 18 May 1991 ee ka qabsoomay Burco
Marxuumku waxa uu ka tagay 2 caruura oo uu dhalay, Xaas iyo 7 caruura oo uu awow u yahay.
Marxuumku waxa kale oo uu ahaa Ehludiin ku sifoobay sunihii Nabigeena SCW iyo dhaqankeena suuban
Illaahayna waxaan uga rajaynaynaa in uu Janada ka waraabiyo su’ashana u dhib yareeyo.
Aamin Aamin
Marxuumka Maanta ayaa lagu aasay Xabaalaha Dariiqda ee Degmada Sheekh
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews