berberatoday.com
Aasaasaha Shabakada WIKILEAKS Oo Ka Hadley Warar Sheegaya In Ruushku Sameyn Ku Lahaa Doorashadii Ka Dhacday Dalka Mareykanka
January 4, 2017 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Aasaasaha shabakada soo bandhiga siraha qarsoon WIKILEAKS

Julian Assange ayaa sheegay in uu hubo in qoraaladii laga xaday xisbiga Dimuqraadiga aysan ka dambayn dowlada Ruushka.

Image may contain: 1 person, sitting and suit

Assange ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha dalka Maraykanka Obama inuu doonayo in uu sharci darro ka dhigo maamulka Trump isagoo ku andacoonaya in Ruushku uu jabsaday emailada musharaxa xisbiga Dimuqraadiga ah ee Hillary Clinton xilligii doorashada dalka Maraykanka.

 

Julian Assange oo ku jira muddo afar sano ah safaarada dowlada Ecuador ay ku leedahay dalka Ingiriiska isagoo lagu eedeeyay kufsi ayaa warkan ka sheegay wareysi uu la yeeshay taleefishinka Fox News.

 

 

Taleefishinka ayuu u sheegay in boqolkiiba kun uu ku kalsoon yahay in dowlada Ruushka aysan mas’uul ka ahayn emailada laga xaday guddiga qaranka ee xisbiga Dimuqraadiga iyo guddoomiyihii Ololeynta John Podesta.

Wikileaks ayaa soo daabacday Emailada la jabsaday bilowgii doorashada November 8 ee dalka Maraykanka waxaana lagu macneeyay in lagu doonayay in lagu taageero Donald Trump.

Emailada laga jabsaday xisbiga Dimuqraadiga dalka Maraykanka ayaa khilaaf ka dhex dhalisay dowlada Maraykanka iyo Ruushka, waxayna arrintaasi sababtay in Madaxweynaha Maraykanka uu ka soo eryo dalkiisa 35 diblumaasi.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews