berberatoday.com
Kumanaan Dadweyne Ah Oo Soo Dhoweyn Balaadhan Ku Qaabiley Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Magaalooyinka Gabiley Iyo Wajaale+Daawo Muuqaal Iyo Sawiro
February 15, 2017 - Written by Berbera Today
Wajaale(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo ka soo laabtay safar ay ugu maqnaayeen dalka Itoobiya, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Gobolka Gabiley maanta.
Weftiga Guddoomiyaha waxa meelaha si wayn loogu qaabilay ka mid ahaa deegaanka Kala Baydh ee degmada Gabiley oo ay bulshada ku dhaqani si farxad u soo dhaweeyeen, iyadoo halkaasi uu guddoomiyuhu orad gucle ah ku dhexmaray dadkii safafka ugu jiray soo dhawayntiisa.
Sidoo kale, waxa guddoomiyaha iyo weftigiisa si baaxad leh loogu soo dhaweeyey magaalada Gabiley oo uu soo gaadhay xilligii duhurkii, waxaanna boqolaal shacabka ku dhaqan ah oo lulaya calamada Qaranka Somaliland iyo xisbiga KULMIYE ay kaga hortageen duleedka galbeed ilaa badhtamaha magaalada Gabiley, waxaanna markii dambe Guddoomiyaha iyo masuuliyiin kale ay khudbado uga jeediyeen fagaaraha Khayriyadda Gabiley.
Waa kuwan sawirada soo dhawaynta Guddoomiyaha KULMIYE ee Kala-baydh ilaa Fagaaraha Khayriyadda Gabiley.
duwan oo ka tirsan xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye.
Waftiga ayaa la filayaa inay galabta kusoo guryo noqdaan Caasimadda somaliland ee Hargeysa.FDG
D
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews