berberatoday.com
Dawlada Jabuuti Oo Somaliland Uga Digtay Saldhiga Milateri Ee Ay Dawlada Imaaraadka Ka Siiyeen Magaalada Berbera Soona Bandhigey Dhibaatooyinka Ka Dhalan Kara
February 19, 2017 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawlada Jabuuti ayaa waxa ay markii ugu horeysay ka hadashey saldhiga Military ee dawlada imaraadka Carabta laga siiyey magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

GEELE

Waxaana ay dawlada Jabuuti xukuumada Somaliland uga digtay saldhigaasi Milateri iyada oo dhanka kalena soo bandhigtey dhibaatooyin ay saldhigaasi ka dhaxli karto Somaliland,isaga oo tusaale u soo qaatey hadii ay dhibaatooyin ay geystaan ciidamadaasi in aanay jirin safaarad imaaradku leeyahay oo Somaliland ku taala oo looga ashkatooto

Dr Ismaciil Waceys oo ah La taliyaha arimaha dhaqalaaha ee madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele oo isagu arintani ka hadley waxaa uu ugu baaqay Somaliland inay hadda ka fakaraan saldhigaaasi Milateri ayna ka noqdaan inta aanay ciidamadu soo dagin dalka oo aanay dib uga qoomamayn saldhigaasi Milateri.

Dhinca kale waxaa uu sarkaalkan ka tirsan xafiiska madaxweyne Geele uu banaanka soo dhigay faa,idoyinka ay dawlada Jabuuti ka hesho saldhigyada dalkeeda ay ka siisay dawlada caalamka iyo qaabka ay u siisay.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews