berberatoday.com
Kor U Kac Ku Yimid Weerarada Ay La Kulmaan Muslimiinta India + [ Sababta
May 19, 2019 - Written by admin

India(Berberatoday.com)-Kor u kac ku yimid weerarada ka dhanka ah Muslimiinta dalka India ayaa kor u qaaday welwelka ururada xuquuqda aadamaha, kuwaas oo dawladda ku boorrinaya inay qaaddo tallaabooyin ad-adag si ay u ilaaliso dadka la tirada badan yahay ee dalkaas.

Xilli ay sii kordhayaan danbiyada nacaybka ku saleysan ee lala beegsanayo Muslimiinta dalkaas oo ku abtirsada diinta 2aad ugu weyn dalkaas, ayaa kooxaha u dooda xuquuqda aadmuhu ay ka digeen dulqaad la’aanta loo hayo dadka laga tirada badan yahay, dulqaad la’aantaas oo aad ugu sii badanaysa dal ay Hinduugu ku badan yihiin.

Jayshree Bajoria oo ah cilmi baare iyo la-taliye Hay’adda xuquuqda aadamaha ee HRW ayaa sheegtay in ay jirto amni darro sii kordhaysa iyo cabsi ay qabaan dadka laga tirada badan yahay ee India, gaar ahaan Muslimiinta iyo Dalits-ka.

Iyada oo u waramaysa Idaacadda VOA ayey sheegtay in dawladdu ay ku guuldarreysatay ilaalinta dadka, isla markaana ay si sax ah u baarto weerarada ay qowleysatadu u geysanayaan dadka haysta diimaha laga tirada badan yahay iyo bulshooyinka la takooro, weeraradaas oo ay inta badan geystaan kooxo sheegta inay dawladda taageeraan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews