Articles
-
Armando Bukele Aabihii Iyo Hooyadii Falastiiniyiin kiristan Ah Ayay Ahaayeen Wuxuse Sabab Unoqday Inuu Dal Aan Islaamka Laga Aqoon Masjido Ka Dhiso Gaalo Badan Muslimiyo
Magaciisu waa Armando Bukele, waxaa dhalay laba waalid oo Falastiiniyiin ah oo Kirishtaan ah, kuwaasoo Bethlehem Falastiin ka qaxay una qaxay dalka El Salvador.
Armando wuxuu ku dhashay El Salvador, waa dal yar oo Ameerikad...
Friday, April 16, 2021
-
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha Iyo Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Waxay maanta u qaybiyeen 3 xisbi qaran calaamadahii ama Astaantii musharraxiinta golaha Wakiiladda Iyo Deeganka.
Musharraxiinta wakiiladu waa 60 calamadood. Oo xi...
Thursday, April 15, 2021
-
Murashax Maxamed Aw Aadan Wayrax Oo Xaflada Shaacina Hargeysa Loogu Sameeyay Iyo Taageerayaal Tiro Badan Oo Garbihiis Buuxiyay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Murashax Maxamed Aw Aadan Wayrax Oo Xaflada Shaacina Hargeysa Loogu Sameeyay Iyo Taageerayaal Tiro Badan Oo Garbihiis Buuxiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Q_ZblAaNl-Y
...
Tuesday, April 13, 2021
-
Soonka”Iyo Xanuunada Macaanka,Dhiigkarka, Subagawga Iyo Wadne Xanuunka
Ku soo dhawow akhriste taxanaheenii caafimaad oo aynu maanta ku falan qayn doono faa’iidada caafimaad ee soonku leeyahay.
Soonku waa mid ka mid ah cibaadooyinka la inagu adoonsaday isla markaana leh ajar aad u weyn. Waxa ...
Sunday, April 11, 2021
-
Wargeys Caalamiya Oo Ka Warramay Siyaasadda Dawladda Somaliland Ciyaartay, Markii Itoobiya Xidhiidhka Cusub La Samaysatay Somaliya!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wargeyska Caanka ah ee International Policy Digest, ayaa War-bixin dheer ka qoray siyaasadda Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kula Macaamilayso Quwadaha Gobolka Geeska ...
Saturday, April 10, 2021
-
30 Sanadood ka dib ma dhabaa Qabiilkii ayeynu ka Guurnay oo Xisbiyo Qaran ayeynu u Guurnay? Qalinkii A/rahman fidhinle UK
30 Sanadood ka dib ma dhabaa Qabiilkii ayeynu ka Guurnay oo Xisbiyo Qaran ayeynu u Guurnay? Qalinkii A/rahman fidhinle UK
Boowe " Runtu ma fantaa ! Nasiib daro Qabiilkii ayaa loo sii Guuray oo weliba lasii xoojiyey!...
Wednesday, April 7, 2021
-
Ugaas Cabdi Cali Warsame Oo Madax Dhaqameedka Somaliland Kamid Noqon Doona Ayaa Berbera Lagu Caleema Saaray”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Ugaas Cabdi Cali Warsame Oo Madax Dhaqameedka Somaliland Kamid Noqon Doona Ayaa Berbera Lagu Caleema Saaray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/UYNS5oAG1Kg
...
Wednesday, April 7, 2021
-
“Waxaan Go’aansaday Inaan Ka Fadhiisto Dhakhtarnimadii Aan Mudada Dheer Kusoo Shaqeynaay Iyo Siyaasadiiba,Waxaanan Ku Qancay In Wixii Hada Ka Danbeeya Aan Usoo Jeesto Hawlaha Samafalka, Diinta Iyo Ka Warqabka Caruurtayda”Dr Gaboose”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Waxaan Go'aansaday Inaan Ka Fadhiisto Dhakhtarnimadii Aan Muddada Dheer Kusoo Shaqeynaay Iyo Siyaasadii,Waxaanan Ku Qancay In Wixii Hada Ka Danbeeya Aan Usoo Jeesto Hawlaha Samafalka, Diinta Iyo Ka Warq...
Sunday, April 4, 2021
-
Kaluumaysatada Berbera Oo Ka Cabanaya Kaluumaysato Somaliya Ka Yimi Oo Kaluunka Noociisa Indha Tooshlaha Fara Baas Kuhaya Iyo Wasiir Siciid Sulub Oo Ay Ku Eedeeyeen Ruqsad Siinta Shirkadahaas
Berbera(Berberatoday.com)-Kaluumaysatada Berbera Oo Ka Cabanaya Kaluumaysato Somaliya Ka Yimi Oo Kaluunka Noociisa Indha Tooshlaha Fara Baas Kuhaya Iyo Wasiir Siciid Sulub Oo Ay Ku Eedeeyeen Ruqsad Siinta Shirkadahaas
https://y...
Wednesday, March 31, 2021
-
Axmed Saciid Cige Oo Wareysi Kala Yeeshay Taariikhdiisa Alle Ha Unaxariiste Kaptan Yuusuf Aar Ducaale(Shaysaa)Oo Xalay Geeriyooday”Dhageyso
Berbera(Berberatoday.com)-Wariyihii hore ee Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga ee Somaliland Axmed Saciid Cige oo Sanado ka hor wareysi la yeeshay Marxuum Kaptan Yuusuf Aar Ducaale(Shaysaa)oo habeenkii xalay ahaa Berbera ku geer...
Monday, March 29, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|