|
Articles
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Xadhkaha Kajaray Mashaariic Horumarnieed Oo Golaha Deegaanka Degmada Berbera Hirgaliyay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Xadhkaha Kajaray Mashaariic Horumarnieed Oo Golaha Deegaanka Degmada Berbera Hirgaliyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/u37VNi3U42c
 ...
Wednesday, April 28, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeer Kutagay Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera Iyo Maareyaha Haayada Dekedaha Oo Kawar Bixiyay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeer Kutagay Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera Iyo Maareyaha Haayada Dekedaha Oo Kawar Bixiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/pmIEvCRZqkc
&n...
Wednesday, April 28, 2021
-
Xarun Ganacsi Oo Barwaaqo Mall Lagu Magacaabo Oo Berbera Laga Furay Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Xadhiga Kajaray”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Xarun Ganacsi Oo Barwaaqo Mall Lagu Magacaabo Oo Berbera Laga Furay Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Xadhiga Kajaray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Rv2pqYmwWys
...
Tuesday, April 27, 2021
-
Dugsiyadda Gaarka Loo Leeyahay Saw Kuwaan Ogaa Maaha”Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame
Meeshu waa Hargeysa Sannadkuna waa 2006-dii. Waxan macalin ka ahay mid ka mid ah dugsiyada sare ee gaarka loo leeyahay. Maamule aad u wanaagsan oo macallimiinta duruuftooda ka war haya ayaa Dugsiga jooga, balse nasiib darro, lab...
Tuesday, April 20, 2021
-
“Madaxweyne Muuse Biixi Wuxuu Doonayaa Laba Xisbi Oo Yar yar Oo Kuwo Jabuuti Oo Kale Ah In Uu Samaysto Si Uu Ula Tartamo…”Faysal Cali Waraabe.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo su,aalo lagu waydiiyay barnaamij ayaa ka hadlay xaalada geeska Africa hada u sugan yahay siyaasada jahowareersan ee dalalka itoobiya,somaliya iyo jabuu...
Monday, April 19, 2021
-
Sheekh Maxamed Cumar Dirir Iyo Dardaaran Ku Saabsan Ka Faa,iidaysiga Bisha Ramadaan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Cumar Dirir Iyo Dardaaran Ku Saabsan Ka Faa,iidaysiga Bisha Ramadaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ROgQVv3czn8
Berberatoday.com...
Saturday, April 17, 2021
-
Arrimaha Caafimaadka: Cudurka Macaan-ka Iyo Soonka
Ramadaan Mubaarak. Akhriste, waxa aynu qormada maanta ku lafa guri doonaa mid ka mid ah cudurada lala noolaado kaas oo ah macaan ka. Macaanka ayaa noqda dhawr nooc oo ay ugu caansan yihiin Type-1 iyo Type-2. Nooca labaad ayaa ah...
Friday, April 16, 2021
-
Armando Bukele Aabihii Iyo Hooyadii Falastiiniyiin kiristan Ah Ayay Ahaayeen Wuxuse Sabab Unoqday Inuu Dal Aan Islaamka Laga Aqoon Masjido Ka Dhiso Gaalo Badan Muslimiyo
Magaciisu waa Armando Bukele, waxaa dhalay laba waalid oo Falastiiniyiin ah oo Kirishtaan ah, kuwaasoo Bethlehem Falastiin ka qaxay una qaxay dalka El Salvador.
Armando wuxuu ku dhashay El Salvador, waa dal yar oo Ameerikad...
Friday, April 16, 2021
-
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha Iyo Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Waxay maanta u qaybiyeen 3 xisbi qaran calaamadahii ama Astaantii musharraxiinta golaha Wakiiladda Iyo Deeganka.
Musharraxiinta wakiiladu waa 60 calamadood. Oo xi...
Thursday, April 15, 2021
-
Murashax Maxamed Aw Aadan Wayrax Oo Xaflada Shaacina Hargeysa Loogu Sameeyay Iyo Taageerayaal Tiro Badan Oo Garbihiis Buuxiyay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Murashax Maxamed Aw Aadan Wayrax Oo Xaflada Shaacina Hargeysa Loogu Sameeyay Iyo Taageerayaal Tiro Badan Oo Garbihiis Buuxiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Q_ZblAaNl-Y
...
Tuesday, April 13, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|