-
Musharaxiinta Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Gobolka Saaxil Maxamud Maxamed Jaamac(Dhego)Iyo Eng. Axmed Cali Nuur Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Iyo Haldoorka Beesha Ay Usharaxan Yihiin Oo Ka Qeyb Galay+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Murashaxiinta Golaha wakiilada iyo Deegaanka Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera Eng Axmed Cali Nuur iyo Maxamuud Maxamed Jaamac, ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeyay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng F...
Saturday, January 2, 2021
-
Sheekh Barbaraawi Oo Ka Hadlay Dhibta Ay Shacabka ku Hayso Doorashadu Iyo Kala Qaybinta Xisbiyadu”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh barbaraawi oo kamid ah culimada somaliland ayaa kasoo horjeestay doorashooyinka dalka somaliland laga qabto oo uu sheegay in ay yihiin kuwo ay gaalo wadato sida ay bulshada ugu kala qaybsamayaan.
...
Saturday, January 2, 2021
-
Shirwaynihii 7aad Ee Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Hargeysa Lagu Soo Gabo-gabeeyay Hogaan Cusub Oo 3 Sanadood Ururka Hogaamin Doonana Lagu Doortay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirwaynihii 7aad Ee Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Hargeysa Lagu Soo Gabo-gabeeyay Hogaan Cusub Oo 3 Sanadood Ururka Hogaamin Doonana Lagu Doortay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Tg-XIkjeeK...
Thursday, December 31, 2020
-
Kulan Ciyaareed Kubada Cagta Ah Oo Berbera Ku Dhexmaray Warbaahinta Gobolka Saaxil Iyo Gobolka Togdheer”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Kulan Ciyaareed Kubada Cagta Ah Oo Berbera Ku Dhexmaray Warbaahinta Gobolka Saaxil Iyo Gobolka Togdheer"Daawo Muuqal
https://youtu.be/_9-CkI3ySGs
Berberatoday...
Saturday, December 26, 2020
-
“Hadii Ay Gabiley Iyo Berbera Naaskoodu Udhiiqay, Maaha In Lagu Xajiimeeyo”Mayer Cabdishakur Ciddin”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka magaalada berbera Cabdishakuur Cidin ayaa u jawaabay xisbiyada iyo dadka dhaliila miisaaniyada dawladaha hoose ee dalka oo si gaara loo bartilmaameedsado degmooyinka qaar isagoo sheegay dadka ka...
Wednesday, December 23, 2020
-
Proffesor Cabdirisaaq Cabdillahi Aadan Oo Ka Hadlay Kabka Dawlada Hoose Ee Berbera Ka Hesho Dawlada Dhexe Iyo Xeer 23″Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Proffesor Cabdirisaaq Cabdillahi Aadan Oo Ka Hadlay Kabka Dawlada Hoose Ee Berbera Ka Hesho Dawlada Dhexe Iyo Xeer 23"Daawo Muuqal
https://youtu.be/PrQYKeidGyM
Berberatoday.com...
Monday, December 21, 2020
-
NIMAAN-XAAJO-OGAYNI-INDHUHUU-KARIDAA Wax Ka Ogow Qaabka Uu Yahay Ama Loo Qaybsho Kabka D/hoose Ee 12.5% Ka Ah
NIMAAN-XAAJO-OGAYNI-INDHUHUU-KARIDAA
Wax Ka Ogow Qaabka Uu Yahay Ama Loo Qaybsho Kabka D/hoose Ee 12.5% Ka Ah
Beryahan Qalinka Umaan Qaadin Qoraal Kadib Markii Aan Arkay In Dadkii Kudhex Dawakheen SocialMedia-yaha Isla Mar...
Monday, December 21, 2020
-
Dalka Malawi:-Waxka Ogow Saddex Dhacdo Oo Taariikhda Ugalay 2020 Iyo Somaliland Oo Noqon karta Qodobka Afraad Ee Kusoo Jeediya Indhaha Caalamka!
Lilongwe.(Berberatoday.com)-Dalka Jamhuuriyadda Malawi oo ah waddan Bilaa bad ah oo ku yaal Koonfur-bari ee qaaradda Afrika, waxa Si fiican ugu hirgalay saddex dhacdo oo lagu majeertay, una Galay taariikhda sannadkan sii dhammaana...
Sunday, December 20, 2020
-
Aduunyo :- Madaxweyne Cabdi iley oo sawiro cusub laga soo qaadey iyo xaaladuu ku sugan yahay daawo
Madaxweynihii hore ee dawlad degaanka Somaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar iyo maxbiista ay ku wada xidhan yihiin jeelka magaalada Addisbab ayaa laga qaaday sawir iyagoo ku hawlan qodista Beeraha jeelka
Sawirka ma...
Wednesday, December 16, 2020
-
Waararkii udanbeeyay Dakada cusub ee DP world iyo halkey wax marayaan
Hargeisa(Berbertoday.com):-Waxa wali socda dhismaha cusub ee Dekedda Berbera oo shirkadda DP World ay ku bixisay 400 oo Milyan oo Dollar.
Waxaa sidoo kale la casriyeeyay qalabka iyo adeegga Dekeddii Berbera ee hore u ...
Wednesday, December 16, 2020
« Previous Page — Next Page »