-
Daawo Muuqalka”Sheekh Maxamed Khadar Jaamac Oo Muxaadaro Kooban Ka Jeediyay Doorashada Guurka Iyo Tarbiyada Awlaada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Maxamed Khadar Jaamac Oo Muxaadaro Kooban Ka Jeediyay Doorashada Guurka Iyo Tarbiyada Awlaada
https://youtu.be/qpIFE5eUUww
Be...
Sunday, January 26, 2020
-
Xoog iyo Caadifad Shaqayn Mayso ee waa in la Helo Sharci Lagu Ciqaabo Dadka Somaliland ee u Goosta Soomaaliya W/Q Maxamed Cirro
Dadka bani’aadamka ahi waxay u dhasheen ama Ilaahay (SWT) u abuuray inay caqli ahaan iyo jidh ahaanba xor noqdaan, iyagoo jecel inay rabitaanka iyo doonistooda u gutaan hadba sida ay ula qurux badnaato, iyadoo aan fikirka iyo ha...
Sunday, January 26, 2020
-
Cumar Seerbiya Oo Qoraal Kooban Ka Sameeyay Taariikhda Nololeed Iyo Mid Faneed Ee Marxuum Daa,uud Cali Masxaf
Sida uu sheegay Saxophonist-aha Maxamed Cabdi Alto oo ay Daa’uud Cali Masxaf muddo dheer saaxiib ahaayeen , Daa’uud wuxuu ku dhashay magaalada Jowhar qiyaas ahaan bilawga lixdamaadkii ama dhammaadka kontomeeyadii , wuxuuna fan...
Saturday, January 25, 2020
-
Maxay Iska Shabahaan Mayor Cabdishakur Cidinka Berbera Iyo Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğanka Turkiga”Qore , Abdirahman Mahmoud (Abdi ingriis
Maxay iska shabahaan Mayor cidinka Berbera iyo Erdoganka madaxweynaha ka ah Turkey 1994-1998 ayuu Erdogan ka noday Istanbul Mayor hadaba intaa ka hor siday ahayd Istanbul. sidee ayuuna wax uga qabtay Waxay ahayd magaalo meelkasta ...
Wednesday, January 22, 2020
-
Daawo Muuqalka”Masuul Katirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Xisbi U Ololaynaya Midnimada Somaliya!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Cismaan Abuukar Dube oo katirsaa xisbi xakimka kulmiye ee talada Somaliland haya ayaa magaalada muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed uu ku sheegay in uu ka shaqayn doono raadinta midnimad...
Monday, January 20, 2020
-
“Xadhigaygii Waxa Uu Ahaa Xaqdaro Xaaraan Ah Iyo Kiis Aan Jirin Oo La Buunbuuniyaay,Waxa Layaab Ah Inaan Xabsiga Hargeysa Ugu Tagay Muwaadin 24 Sanadood Loogu Xukumay Facebook-ga Ayaad Wax Ku Qortay”Ramaax Cali Hayste
Berbera(Berberatoday.com)-Maxamud Cali Saleeban Ramaax Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid oo Wareysi Kusiiyay Tv-ga Star magaalada Berbera ayaa Kawar Bixiyay xadhigiisii iyo waxyaabihii layaabka lahaa uu kusoo arkay Xabsiga,
...
Friday, January 17, 2020
-
Daawo Muuqalka”Maareyaha Guud Ee Wakaaladaha Dekedaha Somaliland Oo Deeganka Gambadhe Ee Gobolka Sool Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Dekeda Qalalan(Dry Port)
Sool(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyaha Guud Ee Wakaaladaha Dekedaha Somaliland Oo Deeganka Gambadhe Ee Gobolka Sool Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Dekeda Qalalan(Dry Port)
https://youtu.be/QfjN-xT8Qmg?t=19
&nbs...
Tuesday, January 14, 2020
-
Mareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Oo Deganka Gambadhe Ee G.sool Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Deked Qalalan Dry Port
Gambadha(Berberatoday.com)-Mareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Ayaa Deganka Gambadhe Ee G.sool Ka Dhagax Dhigay deked qalalan Dry Port oo la dhigi doono badeecadaha kala duwan ee kasoo daga Dekedaha Somaliland ee...
Tuesday, January 14, 2020
-
Reer Bakayle ayaa reer Dibigaale Dayn ka qaatay!! W/Q Sacad Cali Kaahin Balaaki
Beri ay abaari dhacday ayay reer Bakayle shireen oo waxay is waydiiyeen sidii ay u raadsan lahaayeen waxay abaartan kaga baxaan oo amaah ah" reer bakayle waxay yidhaahdeen waar reer Dibigaale inoo geeya aynu amaah kasoo qaadanee" ...
Monday, January 13, 2020
-
Daawo Muuqalka”Fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan Oo Fanka Somalida Ka Sheekeeyay Isagoo Dalka Jarmalka Kunool
Munich(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan Oo Fanka Somalida Ka sheekeeyay Isagoo Dalka Jarmalka Kunool
https://youtu.be/yYhh1cysJ0g?t=800
Berberat...
Monday, January 13, 2020
« Previous Page — Next Page »